Warararkii u dambeeyey roobabka Muqdisho, dad ku dhintay & Jidad burburay (Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay roobab xoogan oo galabta illaa caawa ka socda Magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Roobabkan oo lagu tilmaamay kuwii ugu xooganaa ee muddo sanado ah ka da’a caasimada ayaa saameyn kala duwan ku yeeshay nolosha qeybaha bulshada. Jidadka magaalada ayaa haawanaya caawa ka dib markii … Continue reading Warararkii u dambeeyey roobabka Muqdisho, dad ku dhintay & Jidad burburay (Sawirro)